|
Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI. |
|
|
Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushiisa ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin). Walaal mar walba soo raaci magacaaga oo saddexan iyo wadanka aad joogto mahadsanid S1- Waxaad sheegtaa dhismaha Masjidka Al-aqsa yaa bilaabay, yaana S2- Waxad sheegtaa magaaladii uu ku dhashay Abuubakar Sidiiq?. S3- Waxaad sheegtaa wax marka aad rabto inaad isticmaasho aad tuureyso, OGEYSIIS: Su'aasha 3aad waxaa noo soo gudbiyay Calawi Macallin agoonta@agoonta.net ama kaafil@agoonta.net Copyright ©2007-2010 All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Xasan C. Xuuriye |
|
|
Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan Riix Halkaan |