Walaal waxaad awoodo Agoonta ugu hagaaji Koontada looga furay Xawaaladda Amaana xarunteeda dhexe ee DUBAI.
Account Nr. 2002-0017



 



Walaalayaal mahad oo dhan Alle (SW) ayaa iska leh, nabadgelyo & naxariista Eebbana dushiisa ahaato nebigeenna Muxammed, Ehelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaantood (Aamiin).

Walaal mar walba soo raaci magacaaga oo saddexan iyo wadanka aad joogto mahadsanid!!!

S1- Waxaad sheegtaa Saxaabigii dilay aabbihii oo gaal ah dagaalkii Beder?.

S2- Waxaad sheegtaa suurad ka mid ah suuradaha Qur'aanka oo dhamaan
        aayadeheedu ku dhamaadaan xarafka "L" ama (á).

S3- Waxaad sheegtaa wax aad adigu leedahay oo isticmaalkiisa dadka kale
        kaaga badan yihiin?.

Haddii aad hayso Su'aalo ama Halxiraale bulshada faa'iido u leh noogu soo hagaaji e-mailadan adigoo soo raacinaya magacaaga oo saddexan & wadanka aad joogto.

agoonta@agoonta.net  ama  kaafil@agoonta.net

Go to homepage

Copyright ©2007-2010  All Rights Reserved to agoonta.net, Designed by Xasan C. Xuuriye

 

Ma dooneysaa inaad agoon ama ka badan kafaalo qaado fadlan soo buuxi form-kaan  Riix Halkaan

www.agoonta.net

cumar binu thaabit-- Waxaad sheegtaa saxaabigii dilay aabbihii oo gaal ah dagaalkii Beder?.abucubeyda caamir binu jarraaxa