Walaal wixii aad u awoodo Agoontan ugu hagaaji koonta looga furay Xawaaladda Amaana xarunta dhexe ee DUBAI.
                                                          Koonto nr. 2002-0017 ama riix halkaan

Xawaaladda Amaana

Home            Qur'an         Tafsiir          Duruus          Muxadaro        Nalasoo xiriir

Warbixinta Agoonta
Sideenu kafaalo qaadaa?
Maxaan qaban karaa???
Inteen wax ugu diraa???

 






Sheekh C/risaaq M. Aadan
Kutubka Sifatu Sal. Nabiyyi



Bashiir M. C/lle oo galay kaa- linta 1aad (15kii Juzz)


Ciise M.  Xasan oo galay kaalinta 1aad (10kii Juzz)


Deeqoow & Faarax oo galay kaalint 1aad (5tii Juzz)


Ardadii helay abaal marinta

Ardadii helay abaal marinta


Agoonta oo wax baranaya


Kulleejada Agoonta

   

 

Hot Topic w/ No New Posts Halkaan ka dhegeyso muqaddimada kutubka Sifatu ssalaatu nnabeyyi (SCW)
      ee uu noo akhrinayo 
Shekh C/risaaq Macallim Aadan   Dhegeyso   08-06-08

Hot Topic w/ No New Posts Deeq kabo ah oo lagaarsiiyay Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee ku taala 
      magaalada B/weyne,
   Sii Akhri  01-06-08

Waxaa dhammaan muslimiinta soomaaliyeed iyo akhristayaasha web-kaan agoonta.net loogu bishaareynayaa in dhawaan aad halkaan kala socon doontaan casharro taxana ah oo ku saabsan barashada salaadda (sifatu salaatu Alnebi) SCW. Waxaana noo akhrin doona Sh. C/risaaq Macallim Aadan.  25-05-08

Hot Topic w/ No New Posts Waxaa toddobaadkaan gudihiisa lasoo gaarsiiyay Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif 
      ee
B/weyne (XAU)
deeq lacageed  oo ay soo direen dumarka reer hiiraan ee ku dhaqan 
      wadanka Denmark qaarkood.............   
Sii Akhri    24-05-08

Hot Topic w/ No New Posts Bishaaro Deg deg ah:Waxaa uu tartan xifdinta Qur'aanka kariimka ah dhex maray 
      ardada agoonta xarunta Ugaas khaliif iyo ardada dugsiga Macallin C/raxmaan & Macallin 
      Cismaan Fogeys, iyadoo kaalimaha 1, 2 & 3aad ay wada galeen agoonta ku xareysan 
      Xarunta Ugaas khaliif ee B/weyne iyadoo ay tartanka marti geliyeen Xarunta Agoonta, taas 
      oo ay filan waayeen labada Macallin ee aa kur kusoo sheegnay oo wax bara ardada laga 
      badiyay, iyagoo dalbaday in mar kale la qabto tartan kale oo weliba lagu qabto dusigooda, 
      waxaana loo ballamay bil kadib in leysku soo laabto, haddii Alle (SW) na gaarsiiyo 
      mudadaas natiijada kasoo baxda waan idinla soo socon siin doonaa.
11-05-08

Hot Topic w/ No New Posts Xaflad tartan Qur'aan aqris oo ka dhacday Xarunta Ugaas Khaliif ee B/weyne oo 
      u jeedadeeduna ahayd sii dhiiri gelin ardad iyo ukuur gelidda xaaladda dhabta ah ee   
      Agoonta ku xareysan xaruntaas, gaar ahaan heerka ay ka joogaan xifdinta Qur'aanka
      kariimka ah iyadoo lagu tartan siiyay dhowr Juzz oo kamid ah 30-ka Juzz ee Qur'aanka. 
      Riix halkaan    05-05-08

Hot Topic w/ No New Posts Mirihii Agoonta Ugaas Khaliif oo durba soo ifbaxay 
      waa qormo aan uga hadleyno waxa ay tahay miraha ama faa'iidad durba soo ifbaxday
 
      Sii akhri   27-04-08

Hot Topic w/ No New Posts Maxaad kala socotaa reer banii Israa'il dhexdooda immisaa caruurnimo ku 
      hadashay       (sii akhri)  

Hot Topic w/ No New Posts Dumarka soomliyeed ee dalka norway gaar ahaan magaalada Fredrikstad oo 
      deeq lacageed u soo diray maanta Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif 
      ee 
B/weyne           (sii akhri)    29-12-07        

Hot Topic w/ No New Posts Waxaa muddooyinkaan dambe isa soo taraya weerarada sida tooska ah loogu 
      hayo
  
Diinta Islaamka iyo Ummadaha muslimiinta ah, iyagoo u adeegsanayo xeelad kasta 
      oo ay u arkaan iney gacan siin karto dibin daanbyadooda ama khiyaamada ay 
      la damacsanyihiin Diinta Islaamka iyo muslimiintaba
      (Sii akhri)   22.12.07                             

Hot Topic w/ No New Posts Cabdullaahi Buraale iyo Cudbi Cabdi Xayuuke oo si kala gooni gooni ah Xarunta
      
Agoonta Ugaas Khaliif ugu soo diray lacag ay ugu tala galeen iney ku ciidaan ciidul adxaha 
      19.12.2007 (Sawiro)
                                                                                                

                                 
Dumarka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Norway gaar ahaan
magaalo madaxdiisa Oslo ayaa deeq lacageed soo gaarsiiyay Xarunta agoonta Ugaas Khaliif ee B/weyne.... (sii akhri)  16-12-07   


Hot Topic w/ No New Posts Dhammaan Shaqaalaha iyo Agoonta Xarunta Ugaas Khaliif ee B/weyne
 waxay
 
      wada jir
ugu mahad celinayaan Xawaaladda Amaana Online maamul & shaqaaleba oo
 
      kaalin muhiim ah mar walba ka qaata (sii akhri)  

Hot Topic w/ No New Posts Deeq lacageed oo lasoo gaarsiiyay Agoonta Xarunta Ugaas  
      Khaliif ee
 B/Weyne oo ay soo gaarsiiyeen Jaaliyadda reer Hiiraan ee dibadaha ku dhaqan, 
      iyagoo ugu 
tala galay iney  agoontani farxadda ciidul fitriga kala qeybqaataan (sii akhri)  
                                                                                                                 
Hot Topic w/ No New Posts Sidee u ciideen Agoonta Xarunta Ugaas Khaliif ee B/Weyne, kadib markii ay soo 
      gaartay lacagtii ay usoo direen walaalahooda soomaliyeedgaar ahaan reer Hiiraan 
      ayaa 
waxaa u suurta  gashay agoonta xarunta ugaas Khaliif ee B/weyne iney u ciidaan si 
      lamid
ah sida ay caruurta waalidkood nool yahay u ciideen...  (daawo sawirada)     

Hot Topic w/ No New Posts Baaq ku socda qof kasta oo muslim ah ee ka damqanaya dhibaatada mar walba 
      lasoo
  deristadanyarta soomaaliyeed iyo kuwa lixaadkoodu kala dhiman yahay gaar 
      ahaan
agoonta soomaaliyeed, taas oo ay sababeen
(sii akhri) 

Hot Topic w/ No New Posts Nagu soo biir wax badan ayaad nala qabankartaaye (sii akhri)

Hot Topic w/ No New Posts Saynis yahan reer Yurub ah oo soo islaamay Video   

Hot Topic w/ No New Posts Quraanka & daryeelka  agoonta  (sii akhri)   

Hot Topic w/ No New Posts Sunnada & Qur'aankamaxay ka yiraahdeen agoonta (siiakhri) 

Hal xiraale
Hal xiraale
Hal xiraale
 Hot Topic w/ No New PostsRiix halkaanHot Topic w/ No New Posts 


Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo ka hadlay xafladdii tartanka Qur'aan aqriska ee Xarunta agoonta. Dhegeyso


Dhegeyso kalimadii uu Maamulka Xarunta Agoonta ka yiri tartankii Qur'aan aqriska.  Dhegeyso


Agoonta oo wax baranaya


           Jiifka Agoonta


Qeyb ka mid ah Agoonta Xarunta Ugaas Khaliif ee B/weyne


         Kullejka Agoonta


Agoonta oo taagan safkii iskuulka 


Agoonta oo fasalka dhex fadhiya


        Jiifka Agoonta

 

 

 

 

 

,

Bogga Hore

Copyright © 2007 agoonta.net All Rights Reserved, Disegned by Xasan C. Xuuriye

DAAWO SAWIRADA AGOONTA