Su'aalihii todobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii iyo intii kasoo jawaabtay halkaan ka aqrisoriix halkaan06-06-10 Waxaa soo gaaray Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee B/weyne deeq lacageed oo ay soo direen qaar ka mid ah walaalaha Soomaaliyeed ee ku nool North america (USA) ..... riix halkaan 06-06-10
Waa kuma Agoon, keebuuse ahaa agoonkii ugu caansanaa Adduunkaan?, waa qormo aan kaga hadleyno agoonta iyo qofkii wax tara, oo qeybtii 1aad aan idiin soo gudbinay horaantii bishii April (Qeybtii 1aad, Qeybtii 2aad) 17-05-10
"Ahmed Muslim Ahmed Ciid" waa wiil yar oo caqligiisu dhiman yahay oo aan waxba garaneyn Qur'aanka mooyee,haddii uu maqlo wax ka mid ah Qur'aanka markiiba wuxuu bilaabayaa inuu dhameystiro inta kale, ama kasoo bilaabo aayaddii ka horeysay riix halkaan 17-05-10
Su'aalihii todobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii iyo intii kasoo jawaabtay halkaan ka aqrisoriix halkaan16-05-10 Waxaa soo gaaray Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee B/weyne deeq lacageed oo ay soo direen qaar ka mid ah haweenka Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Holland ..... riix halkaan 16-05-10
Wixii aan kusoo arkay Yurub, waa muxaadaro aad u qiimo badan oo ka hadleysa xaqiiqda dhabta ah iyo dhibaatooyinka soomaalida ka haysata wadamada reer galbeedka, waxaana soo jeedinaya "Sh. Max'ed Cumar Dirir" Dhegeyso 09-05-10
Ururka laanqeyrta cas ee afka qalaad loo yaqaan International Committee of the red cross (ICRC) ee ka howl gala Gobolka Hiiraan ayaa deeq rashiin ah garsiiyay Xarunta Agoonta Ugaas kahaliif ee B/weyne (XAU), deeqdaas oo ka koobneyd 5 loor oo bariis ah, 2 loor oo digir ah iyo 20 ltr oo saliid ah. 21-04-10
Waa qeyb kale oo mar labaad aan uga hadleyno tilmaamaha iyo sifaadka lagu garto marwada wanaagsan ee ka bogo Riix halkaan 25-12-09
Su'aalihii todobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii iyo intii kasoo jawaabtay halkaan ka aqrisoriix halkaan 20-12-09 Dadweynoow yaabnaye idinkuna ma yaabteen, bal sawiradan mid walba goonidiisa u daawada una dhegeysta si taxadar leh, markaa dabadeed waxaan aqrista- yaasheena agoonta.net weydii- neynaa marka laga hadlaayo caqiidada iyo waxa qofku aamin san yahay, muxuu yahay farqiga u dhexeeya labadan qofood ee midi dumar tahay kan kalena ragga yahay, aragtidiina noo soo gudbiya si aan u kala faa'ideysano insha'allaahu. riix halkaanriix halkaan 20-12-09
Deeq dhar ciyaartooy (sports) ah oo ka kooban funaanado iyo buumayaal ayaa loogu deeqay agoonta ku xareysan xarunta agoonta ugaas khaliif ee b/weyne... (Daawo sawirada) sii aqri 05-12-09
Warbixin ku saabsan qaabkii ay u ciideen Agoonta ku xareysan Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee B/weyne maalimihii ciidul adxaa oo aan idiin soo koobnay .... Riix halkaan 30-11-09
Su'aalihiitoddobaadkiilasoo dhaafay jawaabahoodiiiyo intii kasoo jawaabtay halkaan ka aqrisoriix halkaan29-11-09
Agoonta ku xareysan Xarunta Ugaas Khaliif ee B/weyne ayaa maanta si heer sare uga qeyb qaatay farxaddii Ciidul-adxaa, iyadoo lasoo gaarsiyay deeq lacageed oo loogu tala galay iney ku ciidaan, lacagtaas oo ay soo gaarsiiyeen walaalo reer W/america, Australia iyo meelo kaleba ah ayaa loogu soo iibiyay xoolo ay ku udxiyeysteen maanta ilaa beritana ay sii wadan doonaan udxiyeysiga, sidoo kale waxaa agoon kasta lasiiyay dhar isku joog ah oo cusub, Allaha ka ajar siiyo intii wax soo tartay agoomaha, sawirada sidii ay u ciideen maanta iyo warbixin intaan ka badanba insha'allaahu dhawaan ayaan idiin soo gudbin doonaa. 27-11-09
Xaflad tartan dhiiri gelin ah oo si heer sare ah loo soo qaban qaabiyay ayaa ardayda dugsiga H/Dhexe ee Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee B/weyne loogu qabtay xaruntooda toddobaadkii lasoo dhaafay sii aqri 30-10-09
Walaalaha Muslimiinta ahoow maadaama ay nasoo guda gashay bishii Ramadaan, ayaan halkaan idiinku soo gudbineynaa qeyb ka mid ah Axkaamta Soonka, taasoo aan fileyno iney faa'iido badan inoo leedahay, waajibna ay nagu tahay inaan barano si camal keenu u noqdo mid aan aqoon u sameynay, oo aan Alle (SW) agtiisa ..... Riix halkaan 21-08-09
Maashaa'allaahu waxaa xarunta agoonta Ugaas Khaliif ee B/weyne lasoo gaarsiiyay deeq lacageed oo loo soo diray Agoonta ku xareysan Kolleejkaas, tiradooduna dhan tahay 110 agoomood, deeqdaan oo ay soo direen qaar ka mid ah ganacsatada dalka South Africa .... Riix halkaan 20-08-09
Munaasabad dhul lagu wareejinayey Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee B/wweyne oo ay kasoo qeyb galeen mas'uuliyiinta iyo bulshada qeybaheeda kala duwan ee magaalada B/weyne.... Sii Aqri24-04-09
Su'aalihii iyo halxiraalihii todobaadkii lasoo dhaafay Jawaabhoodii iyo intii ka soo jawaabtay halkaan ka aqrisoriix halkaan19-04-09
Walaalaha muslimiinta waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa muxaadaro qiimo badan oo aan fileyno iney nawada anfaci doonto, Allena aan weysaneyno inuu naga dhigo kuwii ka faa'iideysta (Aamiin), muxaadaradan waxaa magaceeda la yiraah "Culuumul Qur'aan" Sh. Mahad DaahirDhegeyso 19-04-09
Waxaa shalay lagu soo geba gebeeyay magaalada Oslo-Norway Mu'tamar socday 09 ilaa 12/04/2009 iyadoo muxaadaradii ugu dambeeysay ooaad iyo aad u qiimo iyo qiira badneyd, cinwaankeeduna ahaa "Jannada waxay taalaa Hooyada lugaheeda hoostooda" uu ku soo khatimay Sh. Max'ed IdirisDhegeyso13-04-09
Su'aalihii iyo halxiraalihii todobaadkii lasoo dhaafay Jawaabhoodii iyo intii ka soo jawaabtay halkaan ka aqrisoriix halkaan13-04-09
Sababihii keenay guurkii faraha badnaa ee rasuulka (SCW) oo ahaa kuwo faa'iido badan u leh bulshada Islaamka sii aqri05-04-09
Su'aalihii iyo halxiraalihii todobaadkii lasoo dhaafay Jawaabhoodii iyo intii ka soo jawaabtay halkaan ka aqrisoriix halkaan05-04-09
Maxaad kala socotaa Xaasaskii Nebigeena Muxammed Nabadgelyo iyo Naxariista Alle korkiisa ha ahaatee waxaa soo diyaariyay Osman Bilad sii aqri 29-03-09
Su'aalihii iyo halxiraalihii todobaadkii lasoo dhaafay Jawaabhoodii iyo intii ka soo jawaabtay halkaan ka aqrisoriix halkaan29-03-09
Walaal caawi wiilkaan yar (C/llaahi Tooxoow Max'ed) ee ay dhaawac halis ah ugu geysteen ciidamadii Ethiopianka ee dalka kusoo duulay magaalada B/weyne, iyagoo kala soo baxay dabakaayo uu walaalkii lahaa oo uu markaa furay, iyagoo inta wadada dhex istaajiyay rasaas ooda kaga qaaday, intaana aan uga harine beynaada iyo qoriga dabadiiba ku garaacay illaa ay u maleeyeen inuu dhintay, oo ay meyd ahaan uga tageen, ninkii tiisu dhamaato ayaa dhintee .... daawo sawirada dhaawiciisa riix halkaan 22-03-09
Walaalaha Muslimiinta ah waxaa laga codsanaa iney ka qeyb qaataan Mashruuca Taakuleyn Masjidka Aboorey, kaasoo runtii sida aad sawirada ka arki doontaan u baahan in wadajir looga qeyb qaato dayactirkiisa, waa Masaajid in muddo ah qabyo ahaa oo aan loo hayn dhaqaale lagu dhameys tiro, wuxuuna ku yaalaa degmada Aboorey ee Soomaaliya. Daawo sawirada laga soo qaaday Masaajidka Aboorey.riix halkaan15-03-09
Xafladdii tartankii Qur'aan akhriska ee ka dhacaday Xarunta Agoonta Ugaas Khaliifee B/weyne oo la soo gebgebeeyay maalintii jimcaha, iyadoo ay kasoo qeyb galeen mas'uuliyiin.... sii akhri20-12-08
Sideey uga qeyb qaateen Agoonta ku xaterysa Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee B/weyne maalintii Ciidul Adxaha ee ku beegneyd 10 Dil-Xijj 1429 ama 8-12- 2008 sii akhri20-12-08
Jawaabtii halxiraalihii todobaadkii hore iyo walaalihii kasoo jawaabay iyo sidey u kala dadaal badnaayeen halkaan ka aqriso riix halkaan14-12-08
Tartan Qur'aan aqris oo ka dhacay magaalada B/weyne toddobaadkii lasoo dhaafay ayaa noqday mid marna niyad xumo igu riday markii aan dhan kale ka fiiriyayna i farxad geliyay riix halkaan 13-12-08
Ciid Mubaarak dhammaan walaalaha Muslimiinta gaar ahaan Soomaalida, isku day walaal inaad ka faa'iideysato kana soo jawaabtid halxiraalaha todobaadkan waa riix halkaan08-12-08
Agaasimaha shirkadda Nation Link ee Gobolka Hiiraan Mudane C/qaadir Nuur Liibaan ayaa ugu deeqay laba neef oo ari ah maalinta Ciidul Udxiyada Agoonta Xarunta Khaliif ee B/weyne, isagoo kamid ah raggii wax ka aas aasay Xaruntaas. 04-12-08
Maadaama aan weli laga soo jawaabin halxiraalihii todobaadkii hore, walaalo badana naga codsadeen inaan annagu kasoo jawwabno ayaan u tixgelinay codsigooda jawaabtiina waa sidaanriix halkaan04-12-08
Jawaabtii halxiraalihii todobaadkii hore waxaa kasoo jawaabay walaalaha kala ah... riix halkaan 24-11-08
Kulan ay ka soo qeyb galeen waalidiinta magaalada B/weyne ayaa waxa uu ka dhacay Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee B/weyne (XAU), kulankaas oo u jeedadiisu ahayd .....riix halkaan12-11-08
Booqashadii Sh. Shariif Sh. Axmed ee gobolka Hiiraan waxaan ka faa'iidayqisadan"Qofna qof kale calafkii cuni maayo, calafkaaga ciddii Alle (CW) kuugu dhiibana kaala carari meyso" maqaal xiiso badan riix halkaan 10-11-08
Waxaa wax lagu farxo in ay Agoontii ku xareysneyd Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ay u ciidaan sidii carruurta ay waalidiintood nool yihiin oo kale... riix halkaan10-10-08
Waxaan halkaan uga mahad celineynaa dhammaan walaalihii ka qeyb qaatay kaalmada Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee B/weyne ee bishii Ramadaan soo gaarsiiyay Zakaatul iyo Zakaatul maalka...riix halkaan9-10-08
Walaalaha muslimiinta waxaan mar kale ka codsaneynaa iney gacan u fidiyaan Agoonta Xarunta Ugaas Khaliif ee B/weyne oo ah agoon aan haysan kafaalo joogta ah, wixii aad ku kaalmeyneysidna ugu hagaaji halkaan riix 27-09-08
Jawaabtii Hal xiraalihii toddobaadkii hore iyo intii kasoo jawaabtay, dadaalkiina halkaas kasii wada ayaan idin leenahay Sii akhri 10-08-08
Ogeysiis ku socda walaalaha jecel iney kasoo jawaabaan halxiraalayaasha toddobaad laha ah, kaa soo ah iney jawaabaha soo raaciyaan magacooda oo saddexan iyo wadamada ay joogaan. 03-08-08
Jawaabtii Hal xiraalihii toddobaadkii hore oo aan weli laga soo jawaabin laakiin aydad badani isku dayeen iney ka jawaabaan, dadaalkiina halkaas kasii wada ayaan idin leenahay sii akhri 03-08-08
Reer Bani Israel immisaa iyagoo caruur ah ama weli dhabta hooyadood ku jira hadlay? ka faa'iideyso jawaabta su'aashaas oo sii akhri 17-07-08 Deeq kabo ah oo lagaarsiiyayXarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee ku taala magaalada B/weyne,Sii Akhri 01-06-08
Waxaa toddobaadkaan gudihiisa lasoo gaarsiiyay Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee B/weyne (XAU) deeq lacageed oo ay soo direen dumarka reer hiiraan ee ku dhaqan wadanka Denmark qaarkood............. Sii Akhri24-05-08
Bishaaro Deg deg ah: Waxaa uu tartan xifdinta Qur'aanka kariimka ah dhex maray ardada agoonta xarunta Ugaas khaliif iyo ardada dugsiga Macallin C/raxmaan & Macallin Cismaan Fogeys, iyadoo kaalimaha 1, 2 & 3aad ay wada galeen agoonta ku xareysan Xarunta Ugaas khaliif ee B/weyne iyadoo ay tartanka marti geliyeen Xarunta Agoonta, taas oo ay filan waayeen labada Macallin ee aa kur kusoo sheegnay oo wax bara ardada laga badiyay, iyagoo dalbaday in mar kale la qabto tartan kale oo weliba lagu qabto dusigooda, waxaana loo ballamay bil kadib in leysku soo laabto, haddii Alle (SW) na gaarsiiyo mudadaas natiijada kasoo baxda waan idinla soo socon siin doonaa. 11-05-08
Xaflad tartan Qur'aan aqris oo ka dhacday Xarunta Ugaas Khaliif ee B/weyne oo u jeedadeeduna ahayd sii dhiiri gelin ardad iyo ukuur gelidda xaaladda dhabta ah ee Agoonta ku xareysan xaruntaas, gaar ahaan heerka ay ka joogaan xifdinta Qur'aanka kariimka ah iyadoo lagu tartan siiyay dhowr Juzz oo kamid ah 30-ka Juzz ee Qur'aanka.Riix halkaan05-05-08 Mirihii Agoonta Ugaas Khaliif oo durba soo ifbaxay waa qormo aan uga hadleyno waxa ay tahay miraha ama faa'iidad durba soo ifbaxdaySii akhri 27-04-08
Maxaad kala socotaa reer banii Israa'il dhexdooda immisaa caruurnimo ku hadashay (sii akhri)
Dumarka soomliyeed ee dalka norway gaar ahaan magaalada Fredrikstad oo deeq lacageed u soo diray maanta Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee B/weyne (sii akhri) 29-12-07
Waxaa muddooyinkaan dambe isa soo taraya weerarada sida tooska ah loogu hayoDiinta Islaamka iyo Ummadaha muslimiinta ah, iyagoo u adeegsanayo xeelad kasta oo ay u arkaan iney gacan siin karto dibin daanbyadooda ama khiyaamada ay la damacsanyihiin Diinta Islaamka iyo muslimiintaba... (Sii akhri) 22.12.07
Cabdullaahi Buraale iyo Cudbi Cabdi Xayuuke oo si kala gooni gooni ah Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ugu soo diray lacag ay ugu tala galeen iney ku ciidaan ciidul adxaha19.12.2007(Sawiro) Dumarka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Norway gaar ahaan magaalo madaxdiisa Oslo ayaa deeq lacageed soo gaarsiiyay Xarunta agoonta Ugaas Khaliif ee B/weyne.... (sii akhri) 16-12-07
Deeq lacageed oo lasoo gaarsiiyay Agoonta Xarunta Ugaas Khaliif ee B/Weyne oo ay soo gaarsiiyeen Jaaliyadda reer Hiiraan ee dibadaha ku dhaqan, iyagoo ugu tala galay iney agoontani farxadda ciidul fitriga kala qeybqaataan (sii akhri)
Sidee u ciideen Agoonta Xarunta Ugaas Khaliif ee B/Weyne, kadib markii ay soo gaartay lacagtii ay usoo direen walaalahooda soomaliyeedgaar ahaan reer Hiiraan ayaa waxaa u suurta gashay agoonta xarunta ugaas Khaliif ee B/weyne iney u ciidaan si lamid ah sida ay caruurta waalidkood nool yahay u ciideen... (daawo sawirada)
Baaq ku socda qof kasta oo muslim ah eeka damqanaya dhibaatada mar walba lasoo deristadanyarta soomaaliyeed iyo kuwa lixaadkoodu kala dhiman yahay gaar ahaanagoonta soomaaliyeed, taas oo ay sababeen (sii akhri)
Nagu soo biir wax badan ayaad nala qabankartaaye (sii akhri)
Agoonta "Click here"
Online Visitors
Agoonta oo wadajir u cunteynaya maalintii ciidda
Xafladdii Tartanka Qu'aanka
Sh. C/risaaq Macallim
Bashiir Max'uud C/lle oo galay kaalinta 1aad ee 15Juz
Bishaaro... Bishaaro... Bishaaro... walaalaha muslimiinta guud ahaan, gaar ahaan reer hiiraan waxaa loogu bishaareynayaa in dhismihii masjidkii bartamaha magaalada B/weyne uu dhamaaday, oo lasoo gaba-gebeeyay 15-07-10 oo ku beegneyd 25 Rajab 1431H.
Daawo sawirada heerarkii uu soo maray
riix halkaan
sida nalaku soo wargeliyay, sidiisii ayaanan idiinku soo minguurinay
ee aqris wanaagsan... riix halkaan 19-07-10
Waa kuma Agoon, keebuuse ahaa agoonkii ugu caansanaa Adduunkaan?, waa qormo aan kaga hadleyno agoonta iyo
qofkii wax tara, oo qeybtii 1aad aan idiin soo gudbinay horaantii
bishii April (Qeybtii 1aad, Qeybtii 2aad) 17-05-10
"Ahmed Muslim Ahmed Ciid" waa wiil yar oo caqligiisu dhiman yahay oo aan waxba garaneyn Qur'aanka mooyee,haddii uu maqlo wax ka mid ah Qur'aanka markiiba wuxuu bilaabayaa inuu dhameystiro inta kale, ama kasoo bilaabo aayaddii ka horeysay riix halkaan 17-05-10
Wixii aan kusoo arkay Yurub, waa muxaadaro aad u qiimo badan oo ka hadleysa xaqiiqda dhabta ah iyo dhibaatooyinka soomaalida ka haysata wadamada reer galbeedka, waxaana soo jeedinaya "Sh. Max'ed Cumar Dirir" Dhegeyso 09-05-10
Maxaad kala socotaa saxaabigii soo islaamiyay tolkiis oo idil, si aad wax uga ogaato ...... riix halkaan 02-05-10
Su'aalihii todobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii iyo intii kasoo jawaabtay halkaan ka aqriso riix halkaan 25-04-10
ayaa deeq rashiin ah garsiiyay Xarunta Agoonta Ugaas kahaliif ee
B/weyne (XAU), deeqdaas oo ka koobneyd 5 loor oo bariis ah, 2 loor
oo digir ah iyo 20 ltr oo saliid ah. 21-04-10
Insha'allaahu sidaan hore idiinku sii sheegnay waxaan idiin soo gudbineynaa qoraalkii taxanaha ahaa ee aan kaga hadleynay
agoonka/ta iyo ciddii waxtarta (Q.1aad) riix halkaan 03-04-10
Warbixin aan kaga hadleyno xaaladda agoonta ku xareysan Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee B/weyne (XAU). riix halkaan 28-03-10
Su'aalihii todobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii iyo intii kasoo jawaabtay halkaan ka aqriso riix halkaan 21-03-10
Su'aalihii todobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii iyo intii kasoo jawaabtay halkaan ka aqriso riix halkaan 14-03-10
Tusmooyin ama sifooyin kooban ee Nebi Muxammad (NNKH) oo aan

Mahad idilkeed Alle (SW) ayey u sugnaatay, ka sokoowna waxaan halkaan uga mahad celineynaa madaxa hay'adda caafimaadka adduunka (WHO) ee gobolka hiiraan Axmed Xaaji Faarax (daqare) oo deeq lacageed gaarsiiyay Xarunta Agoonta Ugaaska Kh... riix halkaan 07-03-10
Su'aalihii todobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii iyo intii kasoo jawaabtay halkaan ka aqriso riix halkaan 21-02-10
idiin soo koobnay riix halkaan 07-03-10
Waxaan dhawaan idiin soo gudbin doonaa warbixin aan kaga hadli doono xaaladda agoonta ku xareysan Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif
Su'aalihii todobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii iyo intii kasoo jawaabtay halkaan ka aqriso riix halkaan 17-01-10
ee B/weyne (XAU) haddii Eebbe idmo, maadaama ay maalmahaan
halkaas ka jireen dagaalo sababay khasaarooyin ay ka mid yihiin:
dhimasho, dhaawac, barakac iyo weliba mid hantiyeed. 31-01-10
Waa Alle mahaddiis!!! qaar ka mid ah gabdhaha dalka Norway magaalada Bergen ayaa deeq lacageed soo gaarsiiyay Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif
ee B/weyne, ....... Sii aqri 04-01-10
Axmed ibnu Xanbal Sii aqri 27-12-09
Riix halkaan 25-12-09
faa'ideysano insha'allaahu.
riix halkaan riix halkaan 20-12-09
sii aqri ama dhegeyso mp3 07-12-09
Deeq dhar ciyaartooy (sports) ah oo ka kooban funaanado iyo buumayaal ayaa loogu deeqay agoonta ku xareysan xarunta agoonta ugaas khaliif ee b/weyne...
Warbixin ku saabsan qaabkii ay u ciideen Agoonta ku xareysan Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee B/weyne maalimihii ciidul adxaa
(Daawo sawirada)
sii aqri 05-12-09
oo aan idiin soo koobnay .... Riix halkaan 30-11-09
W/america, Australia iyo meelo kaleba ah ayaa loogu soo iibiyay
xoolo ay ku udxiyeysteen maanta ilaa beritana ay sii wadan doonaan
udxiyeysiga, sidoo kale waxaa agoon kasta lasiiyay dhar isku joog ah
oo cusub, Allaha ka ajar siiyo intii wax soo tartay agoomaha,
sawirada sidii ay u ciideen maanta iyo warbixin intaan ka badanba
insha'allaahu dhawaan ayaan idiin soo gudbin doonaa. 27-11-09
ah saxaabadaas waa Salmaan Al Faarisi, oo weliba Rasuulku uu
jeclaan jiray inuu maqlo sheekadii uu kusoo islaamay Salmaan
sii aqri 15-11-09
Maxaad kala socotaa reer Banii Israel immisaa iyagoo caruur ah dhabta hooyooyinkood ku jira hadashay? sii aqri 09-11-09
Su'aalihii toddobaadkii lasoo dhaafayjawaabahoodii iyo intii kasoo
jawaabtay halkaan ka aqriso riix halkaan 08-11-09
halkaan ka aqriso riix halkaan 25-10-09
halkaan ka aqriso riix halkaan 18-10-09
halkaan ka aqriso riix halkaan 04-10-09
Su'aalihii toddobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii iyo intii kasoo jawaabtay
halkaan ka aqriso riix halkaan 27-09-09
Waxaa Agoonta Xarunta Ugaas Khaliif ee B/weyne u suurta gashay iney ka
qeyb qaataan farxadda Ciidul Fitriga, kaddib markii ay walaalaha dibadda ku
dhaqan usoo direen deeqo lacageed oo isugu jira Zakaatul fitri iyo
saddaqaad kaleba, daawo sawirada. 21-09-09
Walaalayaal waxaan idiinka cudur daaraneynaa hakadkii ku yimid barnaamijkii aqoon kororsiga ee aan su'aalaha iyo jawaabaha isku dhaafsan jirnay,
waxaanan rajeyneynaa inaan todobaadka soo socda dib u bilaabi doono haddii
alle idmo. 20-09-09
Su'aalihii toddobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii iyo intii kasoo jawaabtay
halkaan ka aqriso riix halkaan 30-08-09
OGEYSIIS!!! Walaalaha muslimiinta waxaa laga codsanayaa iney Zakaatul Fitriga wax kasoo gaarsiiyaan Agoontaan aan haysan kafaalo joogto ah ee ku
xareysan Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee B/weyn, Sii aqri 28-08-09
Su'aalihii toddobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii iyo intii kasoo jawaabtay
halkaan ka aqriso riix halkaan 23-08-09
Riix halkaan 20-08-09
halkaan ka aqriso riix halkaan 16-08-09
Walaalaha Muslimiinta Soomaaliyeed waxaa si naxariis leh iyo Alle dartiis looga codsanayaa iney gacan ka geystaan, kana qeyb qaataan dhismaha Masjidka ee bartamaha magaalada Beled weyne, oo khatar inuu dadka ku tukanaya kusoo dumo aawgeed looga baqay loo dumiyay, sida aad sawirada ka arki doontaan.
Su'aalihii toddobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii iyo intii kasoo jawaabtay


Riix halkaan 16-08-09
halkaan ka aqriso riix halkaan 09-08-09
Su'aalihii toddobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii iyo intii kasoo jawaabtay
halkaan ka aqriso riix halkaan 02-08-09
Su'aalihii toddobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii iyo intii kasoo jawaabtay
halkaan ka aqriso riix halkaan 26-07-09
Su'aalihii toddobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii iyo intii kasoo jawaabtay
halkaan ka aqriso riix halkaan 19-07-09
Jawaabihii Su'aalihii todobaadkii lasoo dhaafay oo aan soo dhameys tirnay ka
faa'iideysta Sii aqri 12-07-09
Su'aalihii todobaadkii lasoo dhaafay oo aan weli laga soo jawaabin iyo
todobaad kale oo lagu daray... Sii aqri 05-07-09
Su'aalihii todobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii iyo intii kasoo jawaabtay
halkaan ka aqriso riix halkaan 28-06-09
Su'aalihii toddobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii iyo intii kasoo jawaabtay
halkaan ka aqriso riix halkaan 21-06-09
Waxaa todobaadkii lasoo dhaafay lasoo garsiiyay Xarunta Agoonta Ugaas
Khaliif (XAU) ee B/weyne deeq lacageed oo sii aqri 21-06-09
Su'aalihii toddobaadkii lasoo dhaafay jawaabteedii iyo intii kasoo jawaabtay
halkaan ka aqriso riix halkaan 14-06-09
sugeynaa ilaa todobaadkaan insha'allaahu. 07-06-09
Waxaa maal mahaan ka socday Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee B/weyne mashruuc ceel qodis uu ku deeqday urur wadani ah (local NGO) lagu magacaabo
Hiiraan Water Suply & Environmenatal Sanitation (HWSES)
Sii aqri .... ama Dhegeyso 31-05-09
Su'aashii toddobaadkii lasoo dhaafay jawaabteedii iyo intii kasoo jawaabtay
halkaan ka aqriso riix halkaan 31-05-09
Su'aalihii iyo halxiraalihii toddobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii
Muxuu ahaa camalkii saalixa ahaa ee laga aqbalay habartii canjuusada ahayd, Boqorna laga aqbali waayay (Qeybtii 2aad) Sii aqri 24-05-09

Su'aalihii iyo halxiraalihii toddobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii
halkaan ka aqriso riix halkaan 24-05-09
Muxuu ahaa camalkii saalixa ahaa ee laga aqbalay habartii canjuusada ahayd, Boqorna laga aqbali waayay (Qeybtii 1aad) Sii aqri 17-05-09
halkaan ka aqriso riix halkaan 17-05-09
Qiso xiiso badan (Qeybtii 3aad) sii aqri 10-05-09
Su'aalihii iyo halxiraalihii todobaadkii lasoo dhaafay jawaabahoodii iyo
intii kasoo jawaabtay halkaan ka aqriso Sii aqri 10-05-09
Qiso xiiso badan (Qeybtii 2aad) sii aqri 03-05-09
aqriso riix halkaan 03-05-09
Qiso xiiso badan (Qeybtii 1aad) sii aqri 29-04-09
intii kasoo jawaabtay halkaan ka aqriso Sii aqri 26-04-09
B/wweyne oo ay kasoo qeyb galeen mas'uuliyiinta iyo bulshada
qeybaheeda kala duwan ee magaalada B/weyne.... Sii Aqri 24-04-09
intii ka soo jawaabtay halkaan ka aqriso riix halkaan 19-04-09
Sh. Mahad Daahir Dhegeyso 19-04-09
Idiris Dhegeyso 13-04-09
jawaabtay halkaan ka aqriso riix halkaan 05-04-09
Naxariista Alle korkiisa ha ahaatee waxaa soo diyaariyay Osman Bilad
sii aqri 29-03-09
jawaabtay halkaan ka aqriso riix halkaan 29-03-09
daawo sawirada dhaawiciisa riix halkaan 22-03-09
Walaalaha Muslimiinta ah waxaa laga codsanaa iney ka qeyb qaataan
Daawo sawirada laga soo qaaday Masaajidka Aboorey. riix halkaan 15-03-09
jawaabtay halkaan ka aqriso riix halkaan 15-03-09
ee B/Weyne riix halkaan 10-03-09
dareynaa ...... riix halkaan 08-03-09
Ugaas Khaliif ee B/weyne ... riix halkaan 07-03-09
jawaabtay halkaan ka aqriso riix halkaan 01-03-09
B/weyne riix halkaan 25-02-09
xiriirka la lahaa webkaan agoonta.net oo aan maalamahaam halkaan ....
riix halkaan 25-02-09
walaalihii isku deyay halkaan ka akhriso riix halkaan 18-01-09
jawaabin, todobaadkaana waxaan idiin haaynaa riix halkaan 11-01-09
agoonta.net gaar ahaan inta ka qeyb gasha su'aalaha & halxiraalaha boggan
waa iney si fiican u aqriyaan su'aalaha & halxiraalyaasha si ay ugu fududaato
jawaabta saxa ah. Waxaan isku daynay inaan kan hadda ugu dambeeya sii
bayaanino oo sahal loo fahmo, sababtoo ah laba qof oo e-mailo noo soo diray
ayaan aragnay ineysan weli fahmin waxa la weydiiyay, mar walbana soo
sheeg wadanka aad joogto & magacaaga oo saddexan.
riix halkaan 04-01-09
walaalihii kasoo jawaabay riix halkaan 28-12-08
Khaliif ee B/weyne oo la soo gebgebeeyay maalintii jimcaha, iyadoo ay kasoo
qeyb galeen mas'uuliyiin.... sii akhri 20-12-08
ee B/weyne maalintii Ciidul Adxaha ee ku beegneyd 10 Dil-Xijj 1429 ama 8-12-
2008 sii akhri 20-12-08
kala dadaal badnaayeen halkaan ka aqriso riix halkaan 14-12-08
dhaafay ayaa noqday mid marna niyad xumo igu riday markii aan dhan kale
ka fiiriyayna i farxad geliyay riix halkaan 13-12-08
isku day walaal inaad ka faa'iideysato kana soo jawaabtid halxiraalaha
todobaadkan waa riix halkaan 08-12-08
Liibaan ayaa ugu deeqay laba neef oo ari ah maalinta Ciidul Udxiyada Agoonta
Xarunta Khaliif ee B/weyne, isagoo kamid ah raggii wax ka aas aasay
Xaruntaas. 04-12-08
badana naga codsadeen inaan annagu kasoo jawwabno ayaan u tixgelinay
codsigooda jawaabtiina waa sidaan riix halkaan 04-12-08
ah... riix halkaan 24-11-08
dhacay Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee B/weyne (XAU), kulankaas oo u
jeedadiisu ahayd ..... riix halkaan 12-11-08
faa'iiday qisadan "Qofna qof kale calafkii cuni maayo, calafkaaga ciddii Alle
(CW) kuugu dhiibana kaala carari meyso" maqaal xiiso badan riix halkaan
10-11-08
Khaliif ay u ciidaan sidii carruurta ay waalidiintood nool yihiin oo kale...
riix halkaan 10-10-08
kaalmada Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee B/weyne ee bishii Ramadaan soo
gaarsiiyay Zakaatul iyo Zakaatul maalka... riix halkaan 9-10-08
Agoonta Xarunta Ugaas Khaliif ee B/weyne oo ah agoon aan haysan kafaalo
joogta ah, wixii aad ku kaalmeyneysidna ugu hagaaji halkaan riix 27-09-08
riix halkaan 13-09-08
Ramadaan Agoonta oo aan haysan kafaalo joogto ah, walaalayaal lasoo gaara
Zakatul-fidriga, Z/maalka iyo wixii saddaqo ah oo aad la baxeysaan fadliga
bishaan awgeed, waxaadna ugu soo hagaajin kartaa riix halkaan
halkaas kasii wada ayaan idin leenahay Sii akhri 10-08-08
Ogeysiis ku socda walaalaha jecel iney kasoo jawaabaan halxiraalayaasha
toddobaad laha ah, kaa soo ah iney jawaabaha soo raaciyaan magacooda oo
saddexan iyo wadamada ay joogaan. 03-08-08
ay dad badani isku dayeen iney ka jawaabaan, dadaalkiina halkaas kasii wada
ayaan idin leenahay sii akhri 03-08-08
hadlay? ka faa'iideyso jawaabta su'aashaas oo sii akhri 17-07-08
Deeq kabo ah oo lagaarsiiyay Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif ee ku taala
magaalada B/weyne, Sii Akhri 01-06-08
Khaliif ee B/weyne (XAU) deeq lacageed oo ay soo direen dumarka reer
hiiraan ee ku dhaqan wadanka Denmark qaarkood.............
Sii Akhri 24-05-08
maray ardada agoonta xarunta Ugaas khaliif iyo ardada dugsiga Macallin
C/raxmaan & Macallin Cismaan Fogeys, iyadoo kaalimaha 1, 2 & 3aad ay
wada galeen agoonta ku xareysan Xarunta Ugaas khaliif ee B/weyne iyadoo
ay tartanka marti geliyeen Xarunta Agoonta, taas oo ay filan waayeen labada
Macallin ee aa kur kusoo sheegnay oo wax bara ardada laga badiyay, iyagoo
dalbaday in mar kale la qabto tartan kale oo weliba lagu qabto dusigooda,
waxaana loo ballamay bil kadib in leysku soo laabto, haddii Alle (SW)
na gaarsiiyo mudadaas natiijada kasoo baxda waan idinla soo socon siin
doonaa. 11-05-08
oo u jeedadeeduna ahayd sii dhiiri gelin ardad iyo ukuur gelidda xaaladda
dhabta ah ee Agoonta ku xareysan xaruntaas, gaar ahaan heerka ay ka
joogaan xifdinta Qur'aanka kariimka ah iyadoo lagu tartan siiyay dhowr Juzz oo
kamid ah 30-ka Juzz ee Qur'aanka. Riix halkaan 05-05-08
waa qormo aan uga hadleyno waxa ay tahay miraha ama faa'iidad durba soo
ifbaxday
hadashay (sii akhri)
deeq lacageed u soo diray maanta Xarunta Agoonta Ugaas Khaliif
ee B/weyne (sii akhri) 29-12-07
hayo Diinta Islaamka iyo Ummadaha muslimiinta ah, iyagoo u adeegsanayo
xeelad kasta oo ay u arkaan iney gacan siin karto dibin daanbyadooda ama
khiyaamada ay la damacsanyihiin Diinta Islaamka iyo muslimiintaba...
(Sii akhri) 22.12.07
Agoonta Ugaas Khaliif ugu soo diray lacag ay ugu tala galeen iney ku ciidaan
ciidul adxaha 19.12.2007 (Sawiro)
Dumarka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Norway gaar ahaan magaalo madaxdiisa Oslo ayaa deeq lacageed soo gaarsiiyay Xarunta agoonta Ugaas Khaliif ee B/weyne.... (sii akhri) 16-12-07
Khaliif ee B/Weyne oo ay soo gaarsiiyeen Jaaliyadda reer Hiiraan ee dibadaha ku
dhaqan, iyagoo ugu tala galay iney agoontani farxadda ciidul fitriga kala qeybqaataan
(sii akhri)
gaartay lacagtii ay usoo direen walaalahooda soomaliyeedgaar ahaan reer Hiiraan
ayaa waxaa u suurta gashay agoonta xarunta ugaas Khaliif ee B/weyne iney u ciidaan si
lamid ah sida ay caruurta waalidkood nool yahay u ciideen... (daawo sawirada)
lasoo deristadanyarta soomaaliyeed iyo kuwa lixaadkoodu kala dhiman yahay gaar
ahaanagoonta soomaaliyeed, taas oo ay sababeen (sii akhri)
Dhismihii Masjidkii B/weyne
oo dhamaaday (Daawo)
Daawo Sawirada Ciiduladxaa
2008
Ugaas C/raxmaan oo u mahad celinaya kuwa agoonta kafaalo qaaday (Dhegeyso)
Dhegeyso kalimadii uu Maamulka Xarunta Agoonta ka yiri tartankii Qur'aan aqriska. Dhegeyso
Agoonta oo wax baranaya
Jiifka Agoonta
Qeyb ka mid ah Agoonta Xarunta Ugaas Khaliif ee B/weyne
Kullejka Agoonta
Agoonta oo taagan safkii iskuulka
Agoonta oo fasalka dhex fadhiya
Jiifka Agoonta
Copyright © 2007 All Rights Reserved to agoonta.net, Disegned by Xasan C. Xuuriye
Ma dooneysaa inaad wax kacaawiso agoonta anaan haysan kafaalo joogta ah ugu hagaaji Riix halkaan
www.agoonta.net
Form-ka kafaalo qaadashada agoonta Halkaan ka Dalbo
Ka qeyb qaado dhismaha
Masjidka ABOOREY